Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo weeraray degaanka Duduncad ee gobolka Hiiraan


Shabaab
Shabaab

Dadka degaanka Duduncad oo ku yaalla gobolka Hiiraan ayaa sheegay in saaka waaberigii ay soo weerareen maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab. Weerarkan ayey sheegeen inuu gaystay khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba.

Duduncad waxay qiyaastii 35 km dhanka Waqooyi Bari ka xigtaa degmada Maxaas.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa arrintana ka waraystay guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane.

Al-Shabaab oo weeraray degaanka Duduncad ee gobolka Hiiraan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

XS
SM
MD
LG