Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aaden Madoobe) ayaa waxa uu sheegay in aan loo dul qaadan doonin mudaneyaasha aan soo xaadirin fadhiyada golaha, isaga oo tilmaamay in xildhibaankii fasax la'aan maqnaada lagu qaadi doono xeer hoosaadka Golaha u yaalla.
Hadalkaan ayuu guddoomiyuhu sheegay xilli uu maanta baaqday kulan uu Golaha Shacabku lahaa. Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ka soo diray Muqdisho.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available