Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanada Somaliland oo ka hadlay guddiga uu magacaabay Aadan Madoobe


Golaha Wakiilada Somaliland
Golaha Wakiilada Somaliland

Waxaa weli taagan xiisadda ka oogan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo maalmihii tegay ay ka dhaceen shaqaaqooyin sababay dhimasho.

Qaar ka mid ah xildhibanada barlamanka Somaliland ayaa ka hadlay magacabistii uu dhawaan sameeyey Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo guddi u xil saaray xaaladda Laascaanoood.

Waxaanay sheegeen inay Somaliland u taalo xalka iyo nabadda Laascanood ee aanay u oolin Soomaaliya, sida ay hadalka u dhigeen.

Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Hargeysa.

Xildhibaanada Somaliland oo ka hadlay guddiga uu magacaabay Aadan Madoobe
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

XS
SM
MD
LG