War Deg-Deg ah

Jubaland: Illaa 1,400 oo geel ah oo u dhimatay cuduro ku dhacay

Geel
Geel

Illaa iyo 1400 oo Neef oo Geel ah ayaa ku dhintay Deegaanada Jubbada Hoose iyo Gedo kadib markii ay haleeleen cuduro aan la aqoon, waxaana cudurkaasi uu saameeyay xoolaha dhaqatada iyo kuwa ka ganacsada Geela iyadoona Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jubaland ay war kasoo saartay dhimasha Xoolahaasi.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Adan Maxamed Salaad.

Warbixinta geela dhintay
Embed

No media source currently available

XS
SM
MD
LG