Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Cabdiraxmaan Cirro ka yiri xiisadda Laascaanood?


Cirro

Musharaxa xisbiga wadani ee mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llahi Cirro ayaa si adag uga hadlay xiisada ka jirta laascaanood, xilli uu xalay la hadlayay qaar ka mid ah taaeegarayaasha xisbigiisa ee magaalada Boorama.

Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Cabdiraxmaan Cirro oo si adag uga hadlay xiisadda Laascaanood.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG