Barnaamijkan gaarka ah waxa aan dib ugu eegeynaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee sanadkan 2022 soo maray Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan iyo Ismaaciil Xuseen Farjar.