Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo daraasad ka sameysay Kismaayo iyo deegaannada hoos yimaadda


Kismaayo
Kismaayo

Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland ayaa ka qayb galay xiritaanka shir wadatashi ah oo lagaga hadlayey xog ururin laga sameeyey Kismaayo, deegaanada hoos yimaadda iyo qeybo ka mid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Jamaame. Kulankan wadatashiga ah ayaa dadweynuhu waxay masuuliyiinta la wadaagayeen baahiyaha arrimaha bulshada ee mudnaanta u leh deegaanadooda, si loogu daro mashaariicda horumarineed ee la fulinayo shanta sano ee soo socota.

Weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan ku eegaya.

Warbixinta Kismaayo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG