Baydhaba —
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno ka mid ah mucaaradka kasoo horjeeda ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Baydhaba.
Warbixintan waxaa inoo haya Mukhtaar Maxamed Catoosh.