Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo sheegtay inay ku jirto 'diyaargaroowgii ugu dambeeyay' ee dagaal ka dhan ah Al-shabaab


Galmudug
Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay kujiraan u diyaargarowga howlgal ay Alshaab kaga saarayaan afar degmo oo maamulkaasi ka tirsan iyo deegaanno kale.

Hadalka Galmudug ayaa imaanaya xilli maalntii shalay dowladda Soomaaliya ay sheegtay in kooxda Shabaab ay kala wareegtay degmadadii ugu dambeysay ee maamulka Hirshabelle ka tirsan taas oo aheyd Ruun-nirgood.

Wasiirka Amniga ee Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa wariyaha VOA ee Washington Cabdulqaadir Samakaab uga warramay diyaargarowga ay ku jiraan.

Wareysi, wasiirka amniga Galmudug.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG