Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga sii daayey


Coldoon
Coldoon

Xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa waxaa maanta laga sii daayay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xidhnaa tan iyo bishii August ee sanadkii 2021-kii, iyadoo wakhtigaasi lagu eedeeyey inuu warar been abuur ah ka sheegay dugsiga Abaarso iyo Jamacada Barwaaqo ee magalada Hargeysa.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Cabdimaalik Coldoon oo xabsiga laga sii daayey
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00

XS
SM
MD
LG