Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta ay mar kasta murano u hareeyaan doorashooyinka Somaliland, ayada oo dhowaan uu dhammaaday muddo xileedkii madaxweyne Muuse Biixi Cabdi inkasta oo Golaha Guurtida ay sheegeen inay laba sano ugu kordhiyeen.
Waxaa soo diyaarisay soona jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available