Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar ka mid ah ururada siyaasadda Puntland oo la kulmay Deni


Ururada Siyaasadda ee Puntland
Ururada Siyaasadda ee Puntland

Kulan ay Garoowe ku yesheen inta badan ururada Siysadadda ee Puntland iyo Madaxweynaha Puntland ayaa isla qaatay qaar ka mid ah qodobo ay horey u soo gudbiyeen Ururada isku diiwaan galiyay Siyaasadda Puntland.

Geesta kalena Qaar kamid ah ururadii aan ka qaybgelin kullanka ayaa warmurtiyeed ay soo saareen xalay ku eedeyay Madaxweynaha Puntland in uu ka weecday Dhabbihii hanaanka siyaasadeed ee Puntland sidoo kalana uu kala qaybiyay Urarada Siysadda.

Wariyaha VOA, Nuur Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garoowe nooga soo diray. .

Ururada Siyaasadda iyo Madaxweynaha Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00

XS
SM
MD
LG