Diyaarad yar oo ay isticmaalaan ganacsatada qaadka geysa Soomaaliya ayaa ku burburtay garoonka diyaraadaha ee degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaddib markii uu qarxay taayirta hore ee diyaaraddu xilligii ay caga-dhiganaysay garoonka.
Haddaba warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa magaalada Gaalkacayo ka soo diray, weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isaaq