Washington —
Iyadoo dowladda Mareykanku kusoo dhaweesay madaxda Afrika magaaladan Washington D.C. oo lagu qabtay shir madaxeedkaii Afrika iyo Maraykanka ee la soo gabagabeeyay toddobaadkan, ayaa waxaa diiradda lagu saaray diiwaanka xorriyadda saxaafadda ee dhowr ka mid ah dalalka afrika.
Faahfaahinta warkan waxaa warbixin ka diyaarsiay wariyaha VOA-da Salem Solomon, Xuseen Barre ayaa inoo soo koobaya.
Facebook Forum