Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo markii ugu horreysay sheegay in doorashada Somaliland ay dhici doonto 2023


Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Jimcihii shalay sheegay in sannadka soo socda ee 2023-ka uu Somaliland u noqon doono sannad doorasho.

Hadalkaan ayuu ka jeediyay furitaanka ciyaaraha horyaalka kubadda cagta. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Khadar Maxamed Cakulle.

Muuse Biixi oo sheegay in 2023 ay dhaceyso doorshad Somaliland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG