Saraakiisha ciidamada ee Jubbaland ayaa faafaahin ka bixiyay howlgallo ay ka wadeen xilliyadii u dambeeyay deegaanada Galbeedka Kismaayo halkaasi oo miinooyin ay ku aaseen ururka Alshabaab hase ahaatee ciidamada Jubbaland ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen kooxihii halkaasi dhigayay waxyaabaha qarxa.
Haddaba Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kazoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.