Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir ku saabsan arrimaha barakacayaasha oo ka furmay Muqdisho


Shirka barakacayaasha ee Muqdisho
Shirka barakacayaasha ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraga Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo xaaladaha adag ee ay waajahayaan qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan dalka.

Shirkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa waxa kasoo qaybgalay hay’adaha qaxootiga iyo barakacayaasha ee caalamiga ah, kuwa dawladda federaalka iyo kuwa heer gobol.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.

Shir ku saabsan arrimaha barakacayaasha oo ka furmay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00

XS
SM
MD
LG