Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay daawooyin loo isticmaalo maandooriye ahaan


Mogadishu Airport
Mogadishu Airport

Booliiska Somaaliya ayaa sheegay inay garoonka diyaaradaha ee Muqdishu ay ku qabteen shixnad ah daawooyin ah oo loo isticmaalo maandooriye ahaan, waxayna iskugu jiraan Kiniino, sharoobooyin iyo irbado.

Weriyaha VOA Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan ku eegaya

Daawooyin lagu qabtay garoonka Aadan Cadde
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG