Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay weheliyaan maleyshiyooyinka deegaanka ayaa la sheegayaa in ay kaabiga ku hayaan degmada Aadan Yabaal oo ah saldhiga ugu weyn ee kooxda Alshabab ay ku leedahay gobalka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallo dhowaanahanba ka socday gobollada Shabeellaha Dhexe, Hiiraan iyo Galgaduud oo lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro deegaanno ay in muddo ah maamulayeen.
Warbixintan waxaa Baledweyne ka soo diray Xuseen Xassan Dhaqane.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available