Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Shacabka oo ka dooday xaaladda amniga ee caasimadda


Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta fadhi uu yeeshay uga dooday amni-darrada Soomaaliya, gaar ahaa Muqdisho, kaddib weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday hotel ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya toddobaadkii hore.

Kulanka maanta oo markii hore loo ballansanaa in ajanda kale looga doodo ayaa xildhibaanno waxa ay gudbiyeen mooshin ay ku dalbadeen in doodda maanta laga dhigo arrimaha amniga.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasiis Barrow.

Golaha Shacabka oo ka dooday amniga Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG