Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saaban yahay weerarada Al-Shabaab ay ka gaysanayaan Muqdisho oo xoogeystay xilli ay dowladda gobollo ka mid ah dalka ka waddo Al-Shabaab, waxaana ugu dambeeyey weerarkii ay ka fulisay Hotel Villa Rays oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya.
Waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.
Facebook Forum