Mas’uuliyiinta goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa ku kulmay degaan ka mid ah kuwii ugu dambeeyey ee ay ciidamadu ka qabsadeen Al-Shabaab.
Gudodmiyayaasha labada gobol ayaa sheegay inay weli harsan yihiin degaano ay tahay inay ciidamadu ka qabsadaan Al-Shabaab.
Warbxintan waxaa Baledweyne kasoo diray wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.
Facebook Forum