Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida iyo booliska Toronto oo wada shaqeynaya


TORONTO
TORONTO

Qaar ka mid ah bulshada Soomaalida magaalada Toronto ee dalka Canada iyo booliska ayaa ka wada shaqeynaya sidii ay xogaha iskula wadaagi lahaayeen, si wax looga qabto dhibaatooyinka heysta bulshada gaar ahaan dhalinyarada.

Arrintan ayaa kusoo beegantay xilli ay kordhayaan kulamada ay yeelanayaan booliska iyo Soomaalida Toronto.

Warbixintan waxaa Toronto inooga soo direy wariyaheena Xuseen Nuur Xaaji.

Soomaalida iyo booliska Toronto oo wada shaqeynaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

XS
SM
MD
LG