Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo geba-gebeeyey Muqdisho


Shirka Maalgashiga
Shirka Maalgashiga

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirweynaha caalamiga ah ee dhiiragelinta maalgashiga oo shalay ka furmay magaalada.

Shirweynaha ayaa ujeedaddiisu ahayd in lagu dhiiragaliyo dalaka ay safaaradaha ka joogaan Soomaaliya ay maalgashi ka sameystaan dalka Soomaaliya.

Maxamed Dhuubow Maxamed, agaasimaha waaxda dhiiragelinta maalgashiga ee wasaaradda maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee dowladda federaalka ah ee Soomalaiya ayaa Caasha Ibrahim Aden uga warramay kulanka iyo waxyaabihii ka soo baxay.

Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo geba-gebeeyey Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00
XS
SM
MD
LG