Ciidamada dowladda iyo malayshiyaadka deegaanka ayaa la wareegay deegaanka Ceel-Dheere Buraale oo u dhaxeeya degmooyinka Aadan Yabaal iyo Mahadaay ee gobalka Shabellaha dhexe.
Guddoomiyha Maxaas Muumin Maxamed Xalane oo qeyb ka ah howlgalka ayaa VOA uga warramay sida uu weerarka u dhacay.