London —
Koobka K/cagta adduunka ayaa toddoobadkii hore si rasmi ah uga biloowday waddanka Qadar, waana dalkii ugu horreeyay ee ka tirsan dunida Islaamka iyo Carabtaba oo martigeliya koobkan.
Haddaba maxay kusoo kordhay Qada Koobka Adduunka? Barnaamijka Amuuraha Islaamka ayaa arrintan ku eegeynaa, waxaan soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.