Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koobka Adduunka: Taageerayaasha Afrika weli ma niyad jabin


Xulka Senegal waxaa 2-0 uga badiyay Netherlands, Tunisiya waxay barbar dhac la gashay Denmark, sido kale Morocco ayaa barbareysay Croatia.

Cameron maanta ayaa laga badiyay, ma jiro koox African ah oo ilaa iyo hadda badisay laakiin taageerayaasha wadamada Africa ee koobka adduunka sanadkan cayaaraya ma niyad jabsana, maadaama kulamadu ay bilow yihiin oo ay badin karaan soona bixi karaan .

Wariyaha VOAda Mariama Diallo ayaa warbixintan inooga diyaarisay. waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xassan.

Koobka Adduunka: Taageerayaasha Afrika weli ma niyad jabin
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG