Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jiray barnaamij telefiishan oo qayb ka ah teleefishanka qaranka oo lagu magacaabo DALJIR.
Barnaamijkan ayaa la sheegay inuu ka warrami doona wararka la xiriira dagaallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Seynab Abuukar.