Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barakacayaal indho fiiqis loogu sameeyey Baydhaba


Mas’uuliyiinta maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gargaar caafimaad oo dhinaca indhaha u fidiyey qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha waddanka ka jira.

Faahfaahinta warbixintan waxa inoo soo diray weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh oo la kulmay qaar ka mid ah dadka ka faa’iidaystay.

Barakacayaal indho fiiqis loogu sameeyey Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

XS
SM
MD
LG