Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda deegaanka Qararro oo dagaal uu ka dhacay


Qararro
Qararro

Xaaladda Deegaanka Qararro ee dagmada Buuhoodle ayaa degen maanta halkaas oo shalay ay ku dhinteen laba qof lix kalana ay ku dhaawacmeen kadib dagaal ka dhacay.

Dagaalka ayey dadka degaanku sheegeen inuu u dhexeeyey laba ciidan oo degaanka ah balse kala taabcsan Somaliland iyo Puntland. Mas’uuliyiinta Somaliland iyo Puntland ayaan weli rasmi ahaan uga hadlin iska horimaadkan.

Cabdikarii Olol ayaa warbixintan inoo soo diray.

Xaaladda deegaanka Qararro oo dagaal uu ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

XS
SM
MD
LG