Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa toddobaadkii tegay booqday gobollada dhexe ee dalka si uu u dhiirigeliyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Socdaalka madaxweynaha iyo waxa uu tari karo dardar galinta dagaalka laga soo horjeedo Al-Shabaab ayaa waxaa ka hadlay aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.