Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo ka hadashay xummad dad badan kusoo ridatay Hargeysa


Liibaan Yuusuf Cismaan
Liibaan Yuusuf Cismaan

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka ee Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa ka hadlayay xaaladda xummaddii toddobaadyadii lasii dhaafay soo ridayay boqollaal qof oo ku nool magaalada Hargaysa iyo agagaarkeeda.

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay inay hoos u dhacday tirada dadka au xummaddaasi soo ridanayso.

Waxa uu wasiir ku-xigeenku u warramay weriyahayaga Sagal Mustafe Xasan Nuur.

Somaliland oo ka hadashay xummad dad badan kusoo ridatay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:04 0:00

XS
SM
MD
LG