Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Duruufaha ay ku shaqeeyaan macallimiinta Soomaaliyeed


Maalinta Macallinka
Maalinta Macallinka

Maanta waxaa Soomaaliya laga xusayaa Maalinta Macallinka Soomaaliya, xilli hay’adaha waxbarashada waddanka ka jira ay saameeyeen colaadaha.

Meelaha laga xusay munaasabadda waxaa ka mid ah magaalada Beledweyne.

Sida ay mas’uuliyinta dawladda xuseen macalimiinta ayaa ku shaqaynaya duruufo adag oo ay ka mid yihiin mushahar yaraan iyo ammaan darro.

Jaamac Mahad Maxamed “Jaamac Suuley” waxa uu ka mid yahay Macalimiinta ka hawlgala magaalada Baledweyne. Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane ayuu uga warmay marka hore waxaa ay macallimiinta Soomaaliyeed uga dhigan tahay munaasabada maanta.

Wareysi: Duruufaha ay ku shaqeeyaan macallimiinta Soomaaliyeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00
XS
SM
MD
LG