Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dunida Islaamka oo soo dhoweysay marti-gelinta Qatar ee K/Adduunka


Dalalka Carabta iyo guud ahaan waddamada Islaamka ayaa si way looga soo dhaweeyay Ciyaaraha Koobka Adduunka ee ka furmay dalka Qatar, waana markii ugu horaysay ee dal Islaam ah lagu qabto ciyaaraha dunida ee Kubadda Cagta.

Faahfaaihinta warkaas waxa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA Xuseen Saxnuuni.

Dunida Islaamka oo soo dhoweysay marti-gelinta Qatar ee Koobka Adduunka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

XS
SM
MD
LG