Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaale oo xilalka ka qaaday saddex guddoomiye degmo


Yuusuf Madaale
Yuusuf Madaale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Soomaaliya ayaa waxa uu isbeddel ku sameeyay guddoomiyeyaasha saddex degmo oo gobolka ah, isagoo xilalkii ka qaaday kuwii horay u joogay. Isbeddalkan ayaa waxa uu imaanayaa xilli aad loogu baahi qabo in adeegga dowladda loo dhoweeyo bulshada iyo in wax badan laga qabto amniga caasimadda.

Degmooyinka loo magacaabay guddoomiyeyaasha cusub ayaa kala ah Waaberi, Boondheere iyo Hodan. Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ka soo diray Muqdisho.

Muqdisho: Guddoomiyeyaal degmo oo xilkii laga qaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

XS
SM
MD
LG