Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Askar lagu fuliyey xukun dil ah


Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta markii labaad xukunno dil ah ku fulisay laba askari oo dad shacaba ah ku dilay magaalada Kismaayo. Sidaasi si la mid ah ayay maxakamaddu toddobaadkii hore laba askari oo kale ugu fulisay xukunno dil ah. Askarta la toogtay ayaa lagu helay in ay askar iyo dad shacab ku dileen gudaha magaalada Kismaayo.

Haddaba si aan xog badan uga helno xukunnadaasi iyo hadii loo maray wadadii loogu talagalay ayuu wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad waxa uu ka wareestay Guddoomiye ku xigeenka Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland Bashiir Maxamuud Xareed.

Askar lagu fuliyay xukun dil ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG