Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Dagaalka dowladda iyo Al-Shabaab ee manhajka iskuulka


Galka Baarista
Galka Baarista

Kadib qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe 29-kii October, kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inay beegsaneysay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo ay sheegtay inay xarun u tahay dagaalka dhanka maskaxda ah ee lagula jiro kooxda, sida ay hadalka u dhigtay.

Dhinaca kale, wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa beeniyey eedahan, wuxuuna dhanka kale sheegay in dowladda ay waxbarasho geyneyso deegaanada laga xoreynayo Al-Shabaab.

Haddaba barnaamijka Galka Baarista ayaa eegaya dagaalka dhanka manhajka iskuulka ee u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo Al-Shabaab. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Dagaalka dowladda iyo Al-Shabaab ee manhajka iskuulka
please wait

No media source currently available

0:00 0:21:33 0:00






XS
SM
MD
LG