Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda Degmada Wabxo oo 15 sano ka dib laga qabsaday Al-Shabaab?


Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa dhawaan qabsaday deegaanka Wabxo ee gobalka Galgaduud oo muddo 15 sana ah ay gacanta ku haysay kooxda Al-Shabaab.

Xildhibaan Cabdirixiin Axmed Bariise oo ka mid ah xildhibaannada baarlamanka Galmudug oo ka mid ah mas’uuliyiin tagay magaalada ayaa VOA uga warramay xaaladda deegaanka.

Waa sidee xaaladda degmada Wabxo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:06 0:00

XS
SM
MD
LG