Muddooyinkii ugu dambeeyay waxa soo hagaagayay amniga gobolka Mudug oo ay waayadi dambe ka dhici jireen colaado ku saleysan aano qabiil. Dhalinyarada goblka ayaa kaalin ka geystay xasilinta gobolka.
Warbixin arrintan ku sabsan waxa soo diraey weriyaha VOA Cabdwaaxid Macallin Isxaaq.