Hargeisa —
Guddiga diiwaangalinta ururada siyaasadda Somaliland ayaa maanta soo saaray liiska sagaal urur, kuwaas oo ay sheegeen inay u gudbeen ka qayb galka doorashooyinka asxaabta.
Warkan waxa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.