Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij gaar ah: Taariikhda doorashada xilliga dhexe ee Maraykanka


Election 2022 Biden Democracy
Election 2022 Biden Democracy

WASHINGTON DC - Cod-bixiyayaasha dalkan Maraykanka ayaa isku diyaarinaya doorashada xilliga dhexe ee loo yaqaano mid-term elections, taas oo qabsoomi doonta 8-da Bishan November.

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa barnaamijyo gaar ah oo taxane ah oo ku saabsan doorashadan idiin soo gudbin doonta, waxaadna ku soo dhawaantaan qayb ka mida Barnaamiyadaasi oo ku saabsan taariikhada doorashadan iyo ahmiyadda ay leedaahay, waxaana idinla socodsiin doona Xuseen Barre Aaden Muuse.

Doorashada Xilliga dhexe ee Maraykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

XS
SM
MD
LG