Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururka SOLJA oo sheegay in sanadkan uu ahaa kii ugu xariga badnaa suxufiyiinta Somaliland


Hargeysa
Hargeysa

Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta sheegay in sanadkan 2022-ka uu ahaa sannadkii xadhiga ugu badan ay la kulmeen suxufiyiinta ka hawl gala Somaliland iyadoo la xidhay 38 suxufi oo gudanayay shaqadooda.

Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay gudoomiyaha ururka SOLJA Sakariye Axmed Muxumed.

Ururka SOLJA oo sheegay in sanadkan uu ahaa kii ugu xariga badnaa suxufiyiinta Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:32 0:00

XS
SM
MD
LG