Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti iyo Kenya oo cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Muqdisho


Qaraxyadii Muqdisho
Qaraxyadii Muqdisho

Dawladaha Djibouti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si adag u cambaareeyey weeraradaas, sida uu Djibouti ka soo diray weriyaha VOA Ramadan Musa.

Dawladda Djibouti oo ka hadashay qaraxyadii Zoobe
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:28 0:00

Dhanka kalana, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa Soomaaliya uga tacsiyeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii aragagixiso ee Sabtidi ka dhacay magaalada Muqdisho. Ruto ayaa ballanqaaday in dowladiisu ay Soomaaliya la garab taagantahay tageero buuxdo. Khadar Xareed ayaa warkan Naribo kasoo diray.

Dawladda Kenya oo ka hadashay qaraxyadii Zoobe
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00
XS
SM
MD
LG