Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee khasaraaha qaraxyadii Zoobe


Wariyaha VOA-da ee magaalada Muqdishu Xasan Kaafi Qoyste ayaa booqday xarumaha caafimaadka iyo halkii ay ka dhaceen qaraxyadii shalay ee isgoyska Zoobe, isagoo halkaasi kula kulmay mas’uuliyin kala duwan.

Warbixintan ayuuna kasoo diray.

Wararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha qaraxyadii Zoobe.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:37 0:00

XS
SM
MD
LG