Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mid ka mid ah ehelada dadkii ku waxyeellobay qaraxyadii Zoobe oo sharraxaad ka bixiyay musiibadii shalay


Rescuers remove a body from the scene of a double car bomb attack in Mogadishu, Somalia, Oct. 29, 2022.
Rescuers remove a body from the scene of a double car bomb attack in Mogadishu, Somalia, Oct. 29, 2022.

Najiib Cabdullaahi Macallin waxaa weerarkii shalay ka dhacay agagaarka Zoobe uga dhaawacmay xaaskiisa iyo walaasheed, isagoo sidoo kale weerarkaasi ku waayay saaxiibbo badan oo ay muddo dheer is garanayeen, kuwaas oo mid ka mid ah ilaa hadda nolol iyo geeri midna lagu hayn.

Isagoo ku sugan cisbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo ayuu Caasho Ibrahim Aden uga warramay dhaawaca soo gaaray xaaskiisa iyo dumaashidii inta uu la eg yahay.

Wareysiga Najiib.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

XS
SM
MD
LG