Weerar loo adeegsaday laba gaari oo walxaha qarxa laga buuxiyay ayaa lagu beegsaday wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, oo xarunteedu ay ku taallo inta u dhaxeysa isgoysyada Soobe iyo Banaadir.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in qaraxyadu ay ahaayeen laba qarax oo ay u dhaxaysay daqiiqado.
Waxaa la soo sheegayaa dhimasho iyo dhaawac, wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa toos uga warbixinaya.