Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan shirka Golaha Watashiga Qaran ee ka socda Muqdisho iyo waxa uu ku soo kordhin doono dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available