Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay hoos u dhaca dhaqaale ee dunida soo food saaray iyo saamaynta ay ku leeyihiin xanuunkii Coronavirus, dagaalka uu Ruushku ku qaaday Ukraine iyo ka bixitaanka Britain ee Midawga Yurub oo dalkaasi si wayn looga dareemay.
Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.