Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad kasoo barakacay dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab oo Muqdisho soo gaaray 


Dagaallada ka socda labada Shabeelle ayaa ee ka dhanka ah Al-shabaab ayaa keenay in qoysas cusub oo barakacayaal ah ay soo gaaraan duleedka Muqdisho, gaar ahaan degmada Deyniile.

Barakacayaashii ugu danbeeyey ee ka yimid goobaahsi ayaa waxaa magaalada Muqdisho kula kulmay wariyaheena Xasan Kaafi Qoyste, warbixintan ayuuna ka soo diray.

Barakacayaasha Alshabaab.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

XS
SM
MD
LG