Nairobi —
Aqoonyahanno iyo falanqeeyeyaasha arrimaha gobbolka Geeska Africa ayaa soo jeediyay in dagaalka ay dadka deegaanka iyo dowladda Soomaaliya ay kula jiraan Maleesiyaadka Al-shabab ay tahay fursad muhiim ah.
Waxay sheegeen in fursaddaas gobbolka iyo Qaaradda Africa looga ciribtiri karo kooxaha Argagixisada oo dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay halis ku hayay amanaka gobbolka.
Warbixintaasi waxaa warbixintaasi inoo haya oo magaalada Naiorbi inooga soo diray Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed.